Dhammaan Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha kala Duwan ee  Madaxtooyada JSL waxay Halkan ka Tacsiyadaynayaan Xog-hayaha Gaarka ah

ee Madaxweynaha JSL Cali Axmed Cali oo ay ku timi Geerida Naxdinta leh ee ku dhacday Adeerkii Maxamuud Cali Cabdi  oo Ku Geeriyooday magaalada Hargeisa 05/05/2011, laguna Aasay Magaalada Hargeisa.
1.      Xirsi Cali Xaaji Xasan ( Chief of Cabinet-ka M/JSL)
2.      Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)- Afhayeenka M/JSL
3.      Maxamed Cilmi Aadan ( Ilkacase)- Chief of Protocol-ka Madaxtooyada
4.      Bashiir Cabdi Xariir (Madaxa Siyaasada iyo Xidhiidhka Gollayaasha
5.      Bashiir Xasan Xaashi (  Agaasimaha Gaadidka Madaxtooyada JSL )
6.      General Faysal kaamil Ciise  ( Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL)
7.      Maxamed Muuse Abaas ( Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Xisbiyada)
8.      Maxamuud CabdilaahI Xarbi ( Agaasimaha Maamulka Madaxtoooyada)
9.      Amina Maxamuud Diiriye ( Maareeyaha Sama-falka Madaxtooyada)
10.  Maxamed Xirsi Xasan ( Agaasimaah Xisaabaadka Madaxtooyada )
11.  Aamina Maxamuud Diiriye ( Maareeyaha Sama-falka Madaxtooyada JSL)
12.  Maxamed Warsame ( Tiiti) Xog-haya Labaad ee Madaxeynha JSL)
13.  Cismaan Awr Liqe
14.  Xil. Maxamuud Nuur Sugaal
15.  Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)- Madaxa Munaasibaadka Madaxtooyada
16.  Naasir yuusuf Daahir  ( Xog-hayaha Gaarka ah ee Af-hayeenka M/JSL)
17.   Siciid Axmed Cawil
18.  Cabdiqani Axmed Askar
19.  C/kariin Axmed Jaamac
20.  Guuleed Cabdi Axmed
21.  Maxamed Ismaaciil Daahir
22.  Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo
23.  Mowliid Maxamuud Xaashi
24.  Cabdiraxmaan Axmed Faarax
25.  Mahad Cabdoo Cumar
26.  Caydaruus Mahdi Xaashi
27.  Maxamed Cabdi Yoonis
28.  Hodan Axmed Jaamac
29.  Xamda Cumar Cabdi
30.  Maxamed Sheekh Daahir
31.  Riyaad Maxamed Yuusuf iyo Shaqaala
Dhamaan dadkani waxay ILLAAHAY uga Baryayaan Marxuumka in uu Jannadii Fardawsa ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii, Iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka Siiyo.

Aamiin ……………..Aamiin…………….. Aamiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *