Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group, Cabdirashid Maxamed Siciid, Dhammaan Maamulka Xarunta Shirkadda Dahabshiil,  Dhammaan Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil iyo Dhamman

Wakiilladda Shirkadda Dahabshiil  waxa ay Tacsi u dirayaan Reer Xaji Cabdi Ducaale, qoyskii eheladii, asxaabtii iyo dhammaan shacabkii uu ka baxay, oo ay ka tacsiyadaynayaan Marxuum Ismaaciil Xaji Cabdi Ducale oo 3 June, 2012, ku geeriyooday Shil Baabuur waddada u dhexeysa Sheekh iyo Berbera, waxaanu ilaahay uga baryaynaa marxuumka in uu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeyna Samir iyo Iimaan ka siiyo. AAMIIN …………… AAMIIN …………………. AAMIIN.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *