-
Published On: Mon, Mar 26th, 2012

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi RaajicuunTacsi Ku Socota Ummada Soomaaliyeed

Smiley face
Share This
Tags

TACSIGuddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, isaga oo aad uga tiraanyaysan, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay marxuum General Cabdullahi Yuusuf Axmed oo ku geeriyoodey dalka Imaaraadka Carabta. Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan

sugan oo saadiq ahna ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, asxaabtiisii iyo dhammaan ummaddii uu ka baxayba; marxuumkana Jannadii Fardowsa Eebbe ha ku abaalmariyo. Aamiin. Aamiin.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>