Anigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaan

ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xigto iyo asxaabta ay marxuumaddu ka tagtay meel kasta oo ay joogaanba, si gaar ah ubadkeeda Ilma NAASIR NAXAR iyo Walaalaheed  Ilma Ibraahim Xayd iyo tafiirtooda.

Alle ha u naxariistee Marxuumad Safiya Ibraahim Xayd, waxa lagu aasay magaalada Hargeysa, Jimce taar. 31/12/2010, iyadoo salaadii casar lagu tukaday Masjid Jaamaca Hargeysa.

Marxuumad Safiya oo ahayd ruux cibaado badan,naxariis badan, oo dad jecel, waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, reer Xayd iyo reer Naxar, iyo dhammaan ehel iyo asxaaba, waxa inagu waajib ah samir, saamaxaad iyo duco.

Ahmed Arwo
Cardiff UK
samotalis@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *