Inaa Lilaah Wa Inaa Ilayhu Raajiciin Tacsi Geerida Marxuum Xaashi Aw-Cabdi Oo Ku Geeriyooday Hargeysa

Tafaftiraha Shebekada Araweelonews, Carraale M. Jaamac,  Maamulka iyo

hawlwadeenada Araweelo News Network, waxay tacsi tiiraanylo leh u dirayaan Ilma Xaashi Aw-Cabdi, iyagoo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timi  Aabohood Alla haw naxariistee Marxmuum Xaashi Aw Cabdi oo  12 Dec, 2010,  ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, waxayna Illaahay uga baryayaan inuu Marxuumka janadii Fardawsa ka waraabiyo,   Qoyskii Qaraabadii  iyo Ehelkii uu ka baxayna samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin

Published
Categorised as Tacsi

Leave a comment

Your email address will not be published.