Tacsi Geerida Marxuum Sacad Dhinbiil

Tacsi Tafaftiraha shebkada araweelonews Carraale M. Jama iyo dhamaan maaulka iyo hawlwadeenada shebekadu waxay tacsi u dirayaan Mustafe Sacad Dhinbiil oo AABBIHII Alla hawnaxariistee Marxuum   Sacad Dhinbiil ku

geeriyooday Magaalada Hargeisa 05/02/2011 oo lagu Aasay Magaalada Hargeisa Dhamaan Dadkani waxay ilaahay uga BARYAYAAN Markuumka inuu Jannadii Fradawsa ka Waraabiyo Ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo Inaa ILaahi Wa Inaa ilaahi Raajucuun.

Tacsi

Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada gaasimaha Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan, Agaasimaha Madaxtooyadda Cabdilaahi Maxamuud Xarbi ,  Xog-haya koowaad ee  Madaxweynaha Cali Axmed Cali,  xoghayaha Labaad ee Madaxweynaha  Maxamed Tiiti  iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyadu waxay Tacsi u dirayaan Mustafe Sacad Dhinbiil oo AABBIHII Sacad Dhinbiil ku geeriyooday Magaalada Hargeisa 05/02/2011 oo lagu Aasay Magaalada Hargeisa Dhamaan Dadkani waxay ilaahay uga BARYAYAAN Markuumka inuu Jannadii Fradawsa ka Waraabiyo Ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo Inaa ILaahi Wa Inaa ilaahi Raajucuun

Published
Categorised as Tacsi

Leave a comment

Your email address will not be published.