-
Published On: Wed, Feb 16th, 2011

Madaxweyne Siilaanyo OoTacsi U Diray Golaha wakiilada iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Xildhibaan Axmed Cabdi Siciid

Smiley face
Share This
Tags

Madaxweyne Siilaanyo OoTacsi U Diray Golaha wakiilada iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Xildhibaan Axmed Cabdi Siciid
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu tacsi u dirayaa Golaha Wakiilada JSL, Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu Ka Baxay MARXUUM AXMED CABDI SICIID oo ka mid ahaa Xildhibaanada Golaha Wakiilada oo ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa laguna Aasay Xabaalaha Naaso Hablood.

Tacsi taa la mid ahna waxa u  Madaxweynuhu u dirayaa Golaha Wakiilada, Xisbiga UCID iyo Guud ahaanba Shacbiga Reer Somaliland

Madaxweynuhu waxa uu ILLAAHAY uga Rajeeyey MARXUUMKA inuu Qabrigiisa u nuuro Naxariistii Janno ka waraabiyo

Dhamaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin Aamiin

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>