Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii uu ka Geeriyootay MARXUUM CALI XASAN MAXAMED ( CALI ASAD) oo ku geeriyooday DALKA JABUUTI.
ALLE ha u naxariistee  MARXUUMKA oo Beri la Keeni Doono Dalka Gaar ahaan Hargeisa oo lagu Aasi Doono.
Marxuumku Waxa uu ahaa Masuul Xilal kala Duwan ka soo qabtay Dalka,

Madaxwaynuhu wuxu  ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka siyo, Qoyskii, Eheladii, iyo Dhamaan Shacab-ka Reer Somaliland ee uu ka geeriyoodayna samir iyo Iiman ka siiyo.

INAA ILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN
Cabdillaahi Maxamed Daahir  ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *