geeriyooday Magaalada Hargeisa 05/02/2011 oo lagu Aasay Magaalada Hargeisa Dhamaan Dadkani waxay ilaahay uga BARYAYAAN Markuumka inuu Jannadii Fradawsa ka Waraabiyo Ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo Inaa ILaahi Wa Inaa ilaahi Raajucuun.
Tacsi
Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada gaasimaha Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan, Agaasimaha Madaxtooyadda Cabdilaahi Maxamuud Xarbi , Xog-haya koowaad ee Madaxweynaha Cali Axmed Cali, xoghayaha Labaad ee Madaxweynaha Maxamed Tiiti iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyadu waxay Tacsi u dirayaan Mustafe Sacad Dhinbiil oo AABBIHII Sacad Dhinbiil ku geeriyooday Magaalada Hargeisa 05/02/2011 oo lagu Aasay Magaalada Hargeisa Dhamaan Dadkani waxay ilaahay uga BARYAYAAN Markuumka inuu Jannadii Fradawsa ka Waraabiyo Ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo Inaa ILaahi Wa Inaa ilaahi Raajucuun