Xildhibaan Jaamac Jibriil Jaamac, Xildhibaan Bashiir Xaaji Faarax,  Fu’ aad Cabdi Wayd, Xuseen Cabdi Wayd,  Jaamac Shire Maxamed.Carraale Maxamuud Jaamac Dhamaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaan Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii,  Asxaabtii, iyo dhamaan shacbiga reer Somaliland, iyagoo ka tacsiyadaynaya

 

Geerida ku timi Gudoomiyihii hore ee Baanka Somalilan Marxuum C/raxmaan Ducaale Maxamuud oo 19 Dec, 2012 ku geeriyooday magaalada Hargeysa, waxayna ILLAAHAY uga baryayaan Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan shacbiga reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. AAMIIN AAMIN.

Suldaan Ismaaciil Nuur Wacays, Cheif Caaqil Maxamed Jaamac Ismaaciil, Maxamed Cumar (Af-qalooc),  Oday Xasan Cabsiiye, Maxamuud Jaamac Ismaaciil (Dhega-qool) dhamaan Dhamaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaan Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii,  Asxaabtii, iyo dhamaan shacbiga reer Somaliland, iyagoo ka tacsiyadaynaya Geerida ku timi Gudoomiyihii hore ee Baanka Somalilan Marxuum C/raxmaan Ducaale Maxamuud oo 19 Dec, 2012 ku geeriyooday magaalada Hargeysa, waxayna ILLAAHAY uga baryayaan Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan shacbiga reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. AAMIIN AAMIN

Mujaahid Ahmed Mire Maxamed  waxa uu TACSI u Dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Gudoomiyahii hore ee Banka Somaliland MARXUUM CABDIRAXMAAN MAXAMUUD DUCAALE, oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, Mujaahid Axmed Mire waxa uu Ilaahay uga baryayaa in uu naraxiistii najo ka waraabiyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Amiin Amiin Amiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *