-
Published On: Mon, Sep 19th, 2011

Tacsi Ardayda Somaliland Ee Jaamacadda Ethiopia

Smiley face
Share This
Tags

Dhamaan Ardayda Reer Somaliand ee wax kabarata Dalka Ethiopia  oo kala ah                                                                                                                                                
1-Cabdulahi Yusuf  Muse Meheriye
3-Xussen Cabdilahi Jamac
4-Badri Cabdilahi Maxamud
5-Axmed Maxamud Adan
6-Khalid Xassan Abdilahi Bergeel
7- Cabdixakiin Maxamed Axmed
8-Maxamed Axmed Aadan
9-Cumar Maxamed Axmed
10-Yaxye Rashid Cabdi
11-Isaaq Axmed Cabdi
12- Aasiya Xassan Maxamed
13-Raxma Xassan Maxamed
14-Shucaayb Cabdi Xalane
15-Mahamd Axmed Ismaciil
16-Axmed Cabdilahi Ismaciil
Iyo dhamaan Ardayda waxka barata Jamacadaha Dalka Ethiopia ee reer Somaliland waxay tacsi tiiranyo leh gadhsiinayaan Cabdirahmaan Muxumed Jamac oo kamida Ardayda waxka barata Dalka Ethiopia abihii muxumed Jamac Adan ku geeriyoday maanta oo bishu tahay 18/09/2011 magalada Hargeisa. Inaalilahi wa inali rajucuun waxanu marxuumka ilahay uga baryaynaa in ujanadii farduusa ka waraabiyo ehelkii iyo qarabadiina samir iyo imaanka siiyo Amiin Amiin miin

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>