Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Faysal Kaamil Ciise oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida naxdinta leh ee ku timid Walaalkii MARXUUM CABDIRASHIID KAAMIL CIISE oo

ku geeriyooday Magaalada Hargeisa laguna Aasay Xabaalaha Naaso-hablood. 23.09.2011.
Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Sidoo Kale Maamaulka Shebekada Araweelonews, waxay tacsi taa la mid ah u dirayaan  Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada Faysal Kaamil Ciise iyagoo ka tacsiyadaynaya geerida ku timi Walaalkii Marxuum C/rashiid Kaamil Ciise oo maanta 23 Sep 2011 ku geeriyooday magaalada hargeysa. Waxayna marxuumka Illaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo, qoyskii qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin

Sidoo Kale Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian) iyo Xaaskiisa oo ku nool Hargeysa,    Ilama Cabdi Aadan Iyo Ilama Ismaaciil Kaahin oo ku nool Cariga Ingiriiska waxay  dhamaan tacsi u dirayaan Faysal Kaamil Ciise, iyagoo ka tacsiyadaynaya  geerida naxdinta leh ee ku  timi walaalkii Marxuum  C/rashiid Kaamil Ciise oo maanta 23 Sep 2011 ku geeriyooday magaalada hargeysa. Waxayna marxuumka Illaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo, qoyskii qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo. Aamiin Aaamiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *