-
Published On: Mon, Oct 18th, 2010

Tacasi Shugri Cali C/llaahi Bookh

Smiley face
Share This
Tags

Tatftiraha guud ee Shebekada Araweelonews Carraale M. jama iyo hawlwadeenada shaqaalaha Araweelonews,  

 C/kariim C/llaahi Xaashi, Amiin C/llaahi Xaashi, Dhamaan Reer Xaashi Cilmi, Khaliil Cismaan Saban, Ismaaciil Xaaji Weerar, Siciid Yuusuf C/llaahi, Maxamuud Cismaan Ciyi, Xuseen Xaaji Axmed (Ildab), Ibraahin Xaaji Axmed (Ildab), Chief Caaqil C/raxmaan Xoore, Caaqil Axmed Jirde, Ismaaciil Saleebaan, Xasan Kharash, Cabdi Siciid Yuusuf, Xasan Maxamed Cabdi Dhoore, C/rashiid C/raxmaan Xasan, Axmed Maxamed Kabadhe, Siciid Foosto, Cumar Boongo, Sakaaro, Maxamed Dabayare, Maxamed Cismaan Dube.
Dhamaan dadkaasi waxay iyagoo ka tiiraanyaysan tacsi u dirayaan  qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumada Shugri Cali C/llaahi Bookh oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa, waxayna illaahay uga baryayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo, marxuumadana illaahay janadii ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>