-
Published On: Sat, Jul 19th, 2014

Muj. Maxamed Kaahin Oo Tacsi U Diraya Qoyskii Iyo Ehelkii Marxuumad Caasha Maxamuud Xuseen

Smiley face
Share This
Tags

Muj. Maxamed Kaahin Axmed, Xaaskiisa iyo carruurtiisa, Ibraahim Kaahin Axmed, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Aamina Kaahin Axmed, odaygeeda iyo carruurteeda, Xiis Kaahin Axmed,

xaaskiisa iyo carruurtiisa, Cabdi Kaahin Axmed, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Siciid Kaahin Axmed, xaaskiisa iyo carruurtiisa, ilmo Yuusuf Kaahin iyo ilmo Maxamuud Kaahin. Dhammaan dadkaasi waxay tacsi u diirayaan Nuux Xuseen Samatar, Faadumo Xuseen Samatar, Xasan-jamaal Xuseen Samatar oo ay ka tacsiyadaynayaan geerida ku timi Marxuumad Caasha Maxamuud Xuseen oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa, waxaanay Marxuumadda Ilaahay iga baryayaan inuu jannadiisa Firdowza ka waraabiyo, qoyska, ehelka iyo qaraabada ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>