Qaraabadii, Asxaabtii, oo ku tacsiyadaynaayo Geerida Naxdinta leh ee ku timid MARXUUM SALEEBAAN XAAJI CALI KOOSHIN oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa laguna aasay Shalay 14/09/2011 Isla Magaalada Hargeisa.
Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin