-
Published On: Mon, Jul 11th, 2011

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Tacsi Geerida Gudoomiyaha Jaamacadda Hargeysa

Smiley face
Share This
Tags

 

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid

Maxamed Siciid, Maamulaha R& FE Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R&FE, Cabdirashid Faarax Axmed, Maamulaha Ganacsiga, Nuux Siciid Ducaale, Maamulaha SOMTEL, Siciid Maxamed Siciid, Maamulaha DBI, Dr. Mohamed Abdi Nour,  iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay tacsi tiiraanya leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Maxamed Cabdilaahi Dhuule  oo ka mid ahaa hawlwadeennada nabadgelyada Shirkadda Dahabshiil, oo ku geeriyoodey 11 July Magaalada Jig-jiga ee dalka Ethiopia . Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, asxaabtiisii, marxuumkana Jannadii Fardowsa Eebbe ha ku abaalmariyo. Aamiin. Aamiin.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>