Waxan halkan uga tacsiyadeynayaa anigoo ah Prof. Mohamed Ahmed Farah (Jaafaa), ugu horeyn Shacabka reer Somaliland gaar ahaan Bahda Saxaafada Somaliland iyo dhamaanba eheladii, qaraabadii, asxaabtii uu ka baxay Alla ha u naxariistee Marxuum Weriye
Axmed Faarax Ilyaas (Saakin) oo ku geeriyoodey magaalada Laascaanood, waxanan marxuumka Ilaahay uga baryayaa in uu marxuumka Janadiisa farduusa ka waraabiyo, eheladii iyo qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.INNAA LILLAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.