Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, isaga oo aad uga tiraanyaysan, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay marxuum General Cabdullahi Yuusuf Axmed oo ku geeriyoodey dalka Imaaraadka Carabta. Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan
sugan oo saadiq ahna ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, asxaabtiisii iyo dhammaan ummaddii uu ka baxayba; marxuumkana Jannadii Fardowsa Eebbe ha ku abaalmariyo. Aamiin. Aamiin.What’s your Reaction?
+1
+1
+1
+1
+1
+1
+1