ALLE ha u naxariistee MARXUUMKA oo Beri la Keeni Doono Dalka Gaar ahaan Hargeisa oo lagu Aasi Doono.
Marxuumku Waxa uu ahaa Masuul Xilal kala Duwan ka soo qabtay Dalka,
Madaxwaynuhu wuxu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka siyo, Qoyskii, Eheladii, iyo Dhamaan Shacab-ka Reer Somaliland ee uu ka geeriyoodayna samir iyo Iiman ka siiyo.
INAA ILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.