Date archive forApril, 2014
By info On Wednesday, April 30th, 2014
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Wefdi Ka Socda Urur Caalami Ah Oo Qiimaynaya Horumarka Somaliland Iyo Sidii Ay Aqoonsi U Heli Lahayd

Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda urur ka shaqeeya horumarinta Qaarada Afrika oo  More...

By info On Wednesday, April 30th, 2014
0 Comments

“Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Waa Mujaahidiin Dalkan Usoo Shubay Dhiigooda, Doorashooyinkii Ugu Danbeeyayna Xisbiga Guulo Usoo Hooyay” Gudoomiye Xigeenka Koowaad Ee Wakiilada Somaliland Baashe

Hargeysa(Araweelo News Network)“Wadahadalku waxa weeyaan sidii ay nabad ugu wada noolaan lahayn, xuduudka Somaliland gorgortan ma laha, cid lagala hadlayaana ma jirto, waa xuduud calaamadaysan oo  More...

By info On Wednesday, April 30th, 2014
0 Comments

Dawlada Turkiga Oo Somaliland Ku Wareejisay Deeq Gaadiid Wax Ka Taraya Adeegyada Bulshada

Hargeysa(Araweelo News Network)Dawladda Turkiga, ayaa xukuumadda Somaliland ku wareejisay deeq aan buurnayn, balse ay baahi u qabto Somaliland, waxayna deeqda dawlada Turkigu ku caawisay  More...

By info On Wednesday, April 30th, 2014
0 Comments

Hanbalyo Meherka Naasir Yuusuf Daahir Iyo Marwadiisa Hoodo Siciid Shugri

Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan,Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees,Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Barri ee JSL, Mudane Cali  More...

By info On Tuesday, April 29th, 2014
0 Comments

Ciidamada Amaanka Puntland Oo Sheegay In Ay Qabteen Koox Rag Iyo Dumar Isugu Jira Oo Ka Tirsan Ururka Al- shabaab.

Boosaaso(Araweelo News Network)Taliyaha Qeybta Baliiska Gobalka Beri , Abdiraman Cali Cabaas ayaa sheegay in xalay saqbadhkii ciidanku qabteen dad falal argagixiso doonayay in ay ka fuliyaan  More...

By info On Tuesday, April 29th, 2014
0 Comments

Boqolaal Hablood Oo La Kala Iibsaday Kadib Markii Laga Afduubay Dalka Nigeria

Abuja (Araweelo News Network)Hablo arday ah oo  laba toddobaad ka hor laga af-duubay iskuul ku yaalla gobolka woqooyi bari dalka Nigeria ee Borno, ayaa la waayay meel ay geeyeen kooxda afduubtay ee Boko xaraam More...

By info On Tuesday, April 29th, 2014
0 Comments

Hogaanka Kulmiye Oo Lagu Doortay Shirweynaha Sadexaad Oo Lasoo Gebagebeeyay Iyo Balanqaadkii Gudoomiye Muuse Biixi Ka Jeediyay Madasha

Hargeysa(Araweelo News Network)Shirweynihii sadexaad ee xisbiga talada haya ee Kulmiye oo mudo labada maalmood ka socday Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ayaa la soo gebogabeeyay  More...

By info On Monday, April 28th, 2014
0 Comments

Dhegeyso Gudoomiye Muuse Biixi Oo Weedho Hanjabaad Ah U Diray Puntland Kana Hadlay Ujeedooyinka Shirweynaha Sadexaad Oo Kulmiye Oo Si Rasmi Ah U Furmay

Hargeysa(Araweelo News Network)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa digniin u jeediyay maamul goboleedka Puntland oo uu tilmaamay inuu hanjabaado aan  More...

By info On Monday, April 28th, 2014
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Khudbad Ku Waajahan Siyaasada Mandaqada, Waxqabadka Xukuumaddiisa Iyo Arrimo Kale Ka Jeediyay Furitaankii Shirweynaha Kulmiye Ee Sadexaad

Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka furay Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa shirweynihii saddexaad ee  More...

By info On Sunday, April 27th, 2014
0 Comments

Shirweynaha Kulmiye Oo Si Rasmi Ah U Furmaya Iyo Musharaxnimada Xasan Gaafaadhi Oo La Raaciyay Qodobkii Hore Loogu Balamay

Hargeysa(Araweelo News Network)Shirweynaha mudada dheer soo jiitamayay  ee xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa la filayaa inuu si rasmi ah uga furmo magaalada Hargeysa maalinta berry. kadib markii lasoo  More...