Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan,Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees,Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Barri ee JSL, Mudane Cali

Maxamuud Axmed (Sandule), Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Cali Axmed Cali, Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Axmed Saleebaan Dhuxul, Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi), Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi, La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan, La-taliyaha Dadka la hayb-sooco Mudane Barkhad Jaamac Xirsi, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale), Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Mudane, Abshir Xasan Xaashi, Xog-hayaha gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdiraxmaan Faarax Xasan, Maxamed Ismaaciil Daahir, Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo, Sharmarke Axmed Muxumed, Caydaruus Mahdi Xaashi, Maxamed-amiin Cabdi Xasan, Axmed Yuusuf Yaasiin, Mowliid Xaashi Maxamed, Caydaruus Mahdi Xaashi, Cabdikariin Axmed Jaamac, Hodan Axmed Jaamac,Xamda Cumar Cabdi,Sabaax Cali Diiriye,Axmed Jaamac, Maxamed Warsame Xirsi (TT), Najax Maxamed, Mahad Cabdoo Cumar, Axmed Yusuf Yaasiin, Maxamed-Amiin Cabdi Xasan, Xuseen Cabdalle, Cabdilaahi Cali Suudi, Saki Daahir Xasan, Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL. waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Xog-hayaha Gaarka ah Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL, Naasir Yuusuf Daahir iyo Marwadiisa Hoodo Siciid Shukri Oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, 30/04/2014 gaar ahaan MANSOOR HOTEL.

Ugu danbayna Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR, AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

HAMBALYO MEHER WACAN

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir Ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Md. C/Waaxid C/Qaadir C/Raxmaan, Agaasimaha Guud Md. C/Rashiid Jibriil Yuusuf, Agaasimaha Idaacadda Radio Hargeysa Siciid Aadan Cigge, Guddoomiyaha DAWAN Media Group Maxamed Cismaan Mirre (Sayid), Guddoomiye Ku xigeenka DAWAN Cumar Maxamed Faarax, Guddoomiyaha wakaaladda wararka Somaliland Xuseen Aadan Yuusuf (Kurdi), Guddoomiye Ku xigeenka wakaaladda wararka Yuusuf Maxamed Ismaaciil, iskuduwaha barnaamijyadda ee Radio Hargeysa Khadar Maxamed Cakuulle, Madaxa wararka ee TV-ga qaranka Maxamed Siciid Muxumed, Ku xigeenka madaxa xafiiska wararka ee TV-ga qaranka Cali Axmed Cawaalle (Caano-dhame), Madaxa barnaamijyadda TV-ga qaranka Xuseen Cabdilaahi Deeqsi
Dhammaan masuuliyiintaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka Naasir Yuusuf Daahir Iyo Marwadiisa Hoodo Siciid Shugri Oo Meherkoodu ka qabsoomay Huteelka Maansoor ee magaaladda Hargeysa, waxaanay leeyihiin aqal-galkiina ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo.
HAMBALYO MEHER WACAN
Sidoo kale Tafaftiraha shebekaddaha Araweelo News Network iyo Arraweelo.com Carraale Maxamuud Jaamac iyo dhamaan hawlwadeenada iyo shaqaalaha waxay hanbalyo aan lasoo koobi karin u dirayaan Naasir Yuusuf Daahir Iyo Marwadiisa Hoodo Siciid Shugri Oo Meherkoodu ka qabsoomay 30/4/ 2014 Huteelka Maansoor ee magaaladda Hargeysa, waxaanay leeyihiin aqal-galkiina ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo.
HAMBALYO MEHER WACAN
AAMIIN AAMIIN AAMIIN

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *