Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Oo Markii U Horaysay Jawaab Ka Bixiyay Eedaha Loo Haysto Gabdha Kiiskeedu Horyaal Maxkamadda Gobolka Hargeysa Iyo Fariimaha SMS-ka Ee Ay Usoo Dirtay
Hargeysa(ANN)Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii u horeysay ka hadlay xadhiga Haweenay lagu magcaabo Nadra Maxamed Jaamac oo kiiska dacwadeedu horyaal Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex. kadib markii lagu…