Date archive forFebruary, 2013
By info On Wednesday, February 27th, 2013
0 Comments

Haaruun Iyo Cali Wiilal Da’ayar Oo Soomaaliyeed Oo Nasiib U Yeeshay Inay Ku Guulaystaan Abaalmarinta Caalamiga Ah Ee Oscar

Los Angeles(ANN) Haaruun iyo Cali, waa Laba Wiil oo Soomaaliyeed da’doodu yar tahay, waxay ahaayeen Jilayaasha filim loo bixiyay ASAD oo si weyn usoo jiitay mujtamaca aduunka, kaas oo uu sameeyay Raqif oo More...

By info On Wednesday, February 27th, 2013
0 Comments

Maxkamadda Ciidanka Puntland Oo Dil Xukuntay Hogaamiyaha Al-shabaab Godane Iyo Koox Kale Oo Ku Eedaysnaa Dilka Sheekh Caan Ah Iyo Falal Kale

Garoowe(ANN)Maxkamad ciidan oo Maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ah, ayaa xukunno dilal ah ku riday Hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Cabdi Godane (Abu Subayr) iyo 11 qof oo kale oo lagu eedeeyay  in More...

By info On Wednesday, February 27th, 2013
0 Comments

Xukuumadda Djibouti Oo Xabsiga Ku Gurtay Mucaaradka Diiday Natiijadii Doorashada Oo Ay Ku Jiraan Sadex Ka Mid Ah Culimada Waaweyn

Djibouti(ANN)Xukuumadda Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ayaa xabsiga u taxaabtay Sadex wadaad oo ka mid ah Culimada Djibouti, kuwaas oo ka mid ah mucaaradka diiday inay aqbalaan natiijada doorashada Baarlamaanka More...

By info On Tuesday, February 26th, 2013
0 Comments

Agaasimaha Waaxda Duurjoogta Ee Wasaaradda Deegaanka Iyo Reer Miyiga Somaliland Oo Awood Aanu Lahayn Ku Fasaxay Ugaadhsiga Khayraadka Beriga

Hargeysa(ANN) Agaasimaha Waaxda Duurjoogta ee Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta Reer Miyiga Maxamuud Ibraahin Maxamed, ayaa isticmaalay awood aanu lahayn oo uu ku ogolaaday in Nin  u dhashay Dalka Imaraadka More...

By info On Tuesday, February 26th, 2013
0 Comments

Wasiiro Kaanbaynka Kulmiye Uga Faa’idaystay Dhagax Dhiga Dhisme Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Loo Qoondeeyay

  Hargeysa(ANN)Wasiirradda wasaaraddaha Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Cali Siciid Raygal iyo Wasiirka maaliyada C/casiis Maxamed Samaale oo uu weheliyo wasiirka warfaafinta iyo Wacyigelinta Abiib Diiriye ayaa saaka More...

By info On Monday, February 25th, 2013
0 Comments

Mudaharaadyo Gil-gilay Djibouti Iyo Xukuumadda Oo Ciidamo Ku Wareejisay Guriga Hogaamiyaha Isbahaysiga Mucaaradka

Djibouti(ANN)Axsaabta Mucaradka Djibouti ayaa maanta sameeyay isu soo bax balaadhan oo ay ku diidan yihiin natiijadii doorashada Baarlamaanka ee ka dhacday dalkaa jimcihii todobaadkii hore.  More...

By info On Monday, February 25th, 2013
0 Comments

Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka Ee Saylac Iyo Lughaya Kaga Jiray Qayb Ka Mid ah Bulshada Deegaanka Oo Is Casilay Kadib Markii Xal Loo Waayay Muran Ka Dhashay Natiijadii Doorashada

Saylac(ANN)Toban Xildhibaan oo ka mid ah xubnaha kaga jira Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Lughaya iyo Saylac oo ka mid ahaa xildhibaanada golayaasha deegaanka ee kusoo baxay doorashadii golayaasha deegaanka More...

By info On Sunday, February 24th, 2013
0 Comments

Buuhoodle Oo Markii U Horaysay Ay Booqdeen Wefdi Ka Socda Somaliland Iyo Ujeedada Booqashada Deegaankaa

Buuhoodle(ANN)Gudoomiyaha Waxbarashadda Buuhoodle iyo Wefdi uu hogaaminayo oo ka socda Hay’adda Care oo ay weheliyaan saraakiil wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa markii u horaysay komeer ku soo maray More...

By info On Sunday, February 24th, 2013
0 Comments

Haweenka Somaliland Oo Muujiyay Inay Keligood Wax Dooran Karaan Kadib Ururka Haweenka Qaranka NOW Oo Madal Furan Isku Muquuniyay Cod Gacan Taag Ah

Hargeysa(ANN)Ururka Haweenka Qaranka Somaliland ee loo soo gaabiyo NOW ayaa Shirweynihii Labaad ee la qabto intii Ururkaasi jiray oo la doonayay in hogaan cusub lagu doorto waxa hadheeyay sawaxan iyo buuq kadib More...

By info On Saturday, February 23rd, 2013
0 Comments

Kismaayo Iyo Kistaa Oo Kulaalaysa Colaad, Cabsi Laga Qabo Ciidamada Kenya Inay La Saftaan Dhinac Iyo Khilaafka Madaxda Somalia Oo Lagu Xidhiidhiyay Muranka Ka Taagan magaaladda

  Kismaayo(ANN)Magaalada dekedda ah ee Kismaayo oo ku taal cidhifka Koonfureed ee Somalia ayaa kulaalaysa colaad. kadib markii maanta dagaal ay isku waajaheen laba Malayshiyo oo degan magaalada uu sababay khasaare  More...