Sheekadda Qurbe-joog , Qiso Qof, Qoys iyo Qaran! By Maxamed Haaruun. Qaybta labaad:
Ayaamo badan iyo sanadoba waa tageen, duconna lagama hagran Xaaji yaasiin, wax astaan ah oo muujinaaya in ducadii la aqbalay se ma hayo. Waxa si gaar ah dabcan Xaajiga xanuun…