Date archive forNovember, 2012
By info On Friday, November 30th, 2012
0 Comments

UN General Assembly vote recognizes state of Palestine

The Palestinian Authority has achieved the status of ‘non-member state’ in the UN.  The United Nations has voted overwhelmingly to recognize a Palestinian state, but the Palestinians still face enormous limitation. More...

By info On Friday, November 30th, 2012
0 Comments

Golaha Qaramada Midoobay Oo Cod Ku Ogolaaday Inay Falstiin Ku Yeelato Maqaam, Dalalka Israil, Maraykanka Iyo Britain Oo Wejigabax Kala kulmay Fadhiga Golaha Loo Dhanyahay

New York(ANN)Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa aqlabiyad ugu codeeyay inay  Falastiin goobjooge  ka ahaato Qaramada Midoobay, waxaana u codeeyay qaraarka loogu oggolaaday Falastiin doorkaa ay ku yeelan hawlaha More...

By info On Friday, November 30th, 2012
0 Comments

Natiijada Degmooyinkii U Horeeyay Ee Si Rasmi Ah Loo Shaaciyo Sida Loogu kala Guulaystay Kuraasta Doorashadii Golaha Deegaanka Somaliland Iyo Ururada Qaarkood Oo ka Waayay Hal Kusri

  Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Komishanka doorahsooyinka ee degmadda Lughaya Cabdikariim Jirde Qawdhan  ayaa si ramsi ah ugu dhawaaqay natiijadda doorashadii goleyaasha deegaanka ee degmadda Lughaya oo ka tirsan More...

By info On Thursday, November 29th, 2012
0 Comments

Kormeerayaasha Caalamiga Ah Ee Dusha Kala Socday Doorashooyinka Somaliland Oo Soo Saaray Warbixin Hordhac Ah

Hargeysa(ANN)Goobjoogayaal caalami  ah oo ka socday in ka badan sideed iyo toban dal oo  dusha kala socday doorashadii golaha Deegaanka ee Somaliland ayaa ka hadlay qaabkii ay u dhacday doorashadu.  More...

By info On Wednesday, November 28th, 2012
0 Comments

Sheeko gaaban: Guubaabadii Xaaji Gurxan iyo Gulufkii Doorashada.By M. Haaruun.

Waa maalin doorasho. Waad wada ogtihiin dhamaantiin. Wax la yidhi ‘balan habeenimo, ku talagal arooryo ayuu leeyahay’, maxaa inoo balan ah? oo maxaan iska waydiinayaa? Saw la wada garan maayo? Haa, More...

By info On Wednesday, November 28th, 2012
0 Comments

Sheekadda Qurbe-joog , Qiso Qof, Qoys iyo Qaran! By Maxamed Haaruun.Qaybihii 7aad iyo 8aad

Aw Mirqaan saacad wax ku dhaw baanu hadlin, waxaanu isu geeyay warkii qoladii marfashka ee tilmaantooda ku gaabiyay wiil dariska ah, ninka uu saaxiibkiis tilmaamay ee Sh Saleebaan oo si wacan uu u garanaayo, iyo More...

By info On Wednesday, November 28th, 2012
0 Comments

Madaxweynaha Somalia Oo Doorashooyinka Somaliland Ku Tilmaamay Guul Iyo Dumuqraadiyad Tusaale U Noqonay Dalkiisa

Ethiopia(ANN)Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee maanta Somaliland ka qabsoomay, isla markaana ku tilaamamay wax ku dayasho mudan hanaanka doorashooyinka More...

By info On Wednesday, November 28th, 2012
0 Comments

Goobaha Doorashada Somaliland Ee Dalka Oo Dhan Oo La Xidhay Iyo Tirinta Codadka Oo Bilaabmay

Hargeysa(ANN)Goobaha codbixinta Doorashada ka socotay Somaliland, ayaa si rasmi ah u xidhmay xiligii loogu talo galay 6 maqribnimo, iyadoo  Doorashadu guud ahaan dalka oo dhan u dhacday si nabadgelyo ah.  More...

By info On Wednesday, November 28th, 2012
0 Comments

Codbixinta Doorashada Oo Si Degan Uga Bilaabantay Gobolada, Muuqaalka Goobaha Dadka Codkooda Dhiibanaya Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qaybgalay Codbixinta

Hargeysa(ANN)In ku dhow hal milyan oo qof ayaa saaka u dareeray codbixinta  doorashadda Goleyaasha deegaanka oo saaka si rasmi ah uga bilaabantay magaalooyinka iyo dhamaan deegaamada Somaliland, iyadoo magaalooyinka More...

By info On Tuesday, November 27th, 2012
0 Comments

Wakiilka Qaramada Midoobay Augstina Mahiga Oo Madaxweyne Siilaanyo Hortiisa Ka Qirtay Qoraal Gef Iyo Meel-kadhac Ku Ahaa Qaranimada Somaliland

Hargeysa(ANN) Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Augstina Mahiga, ayaa qirtay qoraal uu usoo diray xafiiskiisu Madaxweynaha Somaliland oo nuxurkiisu xanbaarsnaa weedho iyo ereyo gef iyo More...