Date archive forSeptember, 2012
By info On Sunday, September 30th, 2012
0 Comments

Ciidamada Huwanta Ee Hareereeyay Kismaayo Oo Awoodi Waayay Inay Galaan Gudaha, Dilal Qorshaysan Oo Ka Bilaabmay Magaalada Iyo Maraykanka Oo Ka Hadlay Xaalada Ka Taagan

Kismaayo(ANN)Ciidamada huwanta ah ee hareereeyay Magaalada Kismaayo, ayaa awoodi waayay inay gudaha u galaan magaaladaa oo ay shalay ka baxeen kooxda Al-shabaab, waxaana jirta cabsi soo food saartay bulshada. kadib More...

By info On Sunday, September 30th, 2012
0 Comments

Somaliland: Arabsiyo town my idyllic Paradise By: Suleiman Hersi

I would like to share some experiences I have with Somaliland. While I am a Djibouti national I was born in Somaliland. I spend all my early school holidays in the small idyllic town of Arabsyo. I always looked More...

By info On Saturday, September 29th, 2012
0 Comments

Guddoomiyaha Wargeyska Madaxa-banaan Ee Saxafi Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Hargeysa(ANN)Guddoomiyihii Wargeyska Madaxa-banaan ee SAXAFI oo kasoo baxa Hargeysa Cabdifataax Maxamuud Caydiid, ayaa  xalay saqdii dhexe ee ay ciidamada amaanku ka soo xidheen xarunta Wargeyskaasi ee Magaaladda More...

By info On Saturday, September 29th, 2012
0 Comments

Musharax Garoon Kubadeed Ku Qabtay Munaasibad Uu Kaga Dhawaaqay Musharxnimadiisa

Hargeysa(ANN) Musharax Maxamed Cali Sh. Cumar ayaa shalay ku soo bandhigay musharaxnimadiisa fagaaraha GarDhalinta), oonka 31-ka  May ee magaalada Hargeysa, iyadoo ay  munaasibadaa ka soo qayb galeen taageerayaashiisa. More...

By info On Saturday, September 29th, 2012
0 Comments

Gefkii Ciidankii Cirka Soomaaliyeed Galay 1977, ex-G/le Sare Omer Suleiman Ali

Anigu waxaan ahaa sarkaal sare oo ka tirsan ciidankii cirka Jamhuuriyadii Soomaaliyeed, isla markaana   si buuxdana ugu ahaa xog ogaal maamulka ciidanka cirka waayo waxaan muddo dheer madax ka ahaa xafiiska ciidanka More...

By info On Saturday, September 29th, 2012
0 Comments

Tacsida Marxuum Xaaji Jaamac Maxamed (Caawiye)

Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Tacliinta, Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida More...

By info On Saturday, September 29th, 2012
0 Comments

Kismaayo Oo Gacanta U Gashay Ciidamada Huwanta AMISOM Iyo Jihooyinka Hogaamiyayaashii Al-Shabaab Uga Baxeen Halkaa

Kismaayo(ANN)Magaalada Kismaayo, ayaa saaka dadwaynuhu ku soo tooseen goobihii maamulka  oo haawanaya. kadib markii Xalay ay  Al-Shabab goobahaas banaysay. Warbaahinta taageerta al-Shabaab ayaa sheegtay in More...

By info On Saturday, September 29th, 2012
0 Comments

BAL SOO TIRI AAFADAADA! Maxamed S. Cumar

Maalinba maalinta ka dambaysa waxa mugdi sii gelaya qaddiyaddii ummadda, waxaana sii aasmaya garashadii suubbanayd, kaskii saalloonaa iyo dammiirkii xumaanta ka guban jiray. Waxa kale oo kaalinta ka sii baxaya More...

By info On Saturday, September 29th, 2012
0 Comments

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Saaray Golaha Xildhibaano Gudan Waayay Shaqadooda

Hargeysa(ANN)Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta ka saaray golaha xildhibaano gudan waayay xubinimadii aqalkaa, kuwaas oo lagu eedeeyay in gudan waayeen shaqadoodii oo aanay ka xaadirin 20 Kal-fadhi oo isku More...

By info On Thursday, September 27th, 2012
0 Comments

Dahabshiil Oo Lacag Taakulo Ah Ku Deeqay Dhismaha Dawga Cad Ee Woqooyiga Hargeysa

Hargeysa (ANN)Shirkadaha Dabashiil Group ayaa taakullo lacageed  ku wareejiyey Guddiga Dhismaha Jidka Dawga-cad ee Waqooyiga caasimadda Hargeysa oo la doonayo in laga dhigo laami si fudud loo mari karo, isla markaana More...