-
Published On: Sat, Dec 31st, 2011

Ogaysiis Mihiim Ah Ururka UMMADDA Ee Somaliland Taageerayaasha USA iyo Canada

Smiley face
Share This
Tags

Fadlan ka soo qayb gal shirkan caalamiga ah ee uu qabanayo Ururka UMADDA ee qaysoomaya maalinta Isniinta, bisha January 2deeda;
saacadu 
marka ay tahay Marayka iyo Canada 1pm ET, London time 6da feednimo, 
iyo Hargeysa 9ka habeenimo. Adeegso telephone numberada & muftaaxa 
hoos ku xusan oo ka soo qayb gal shirka Ururka UMADDA

United States:      1-559 546 1301 (muftaax  724287#)
Canada Number:    1-559 546 1333 (muftaax  724287#)
United Kingdom:   0-784 843 2915 (muftaax  724287#)
Australia Number: 61 1300 781 250 (muftaax 724287#)

Waxa shirkan ka hadli doona Dr. Maxamed Abdi Gaboose, Professor Qasim 
Sheekh Ibrahim, Engineer Abdirashid Maxamud Cali, iyo Dr. Huseen 
Ismail Cabdi.

Wixii su’aal ah ee aad jeceshahay inaad waydiiso madaxda Ururka 
UMADDA, fadlan ku soo hagaaji emailka ciwaankiisu yahay info@umadda.net

Abdirashid Jeeni
Hargeisa Somaliland
info@umadda.net
http://www.umadda.net
————————

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>