-
Date archive forJuly, 2010
Smiley face
By info On Wednesday, July 28th, 2010
0 Comments

Xubnaha Golaha Wasiiradda Cusub Gobolada Ay Kasoo Jeedaan Iyo Inta Xubnood Ee Xisbiga Laga Qaatay

Hargeysa(ANN)Golaha wasiirada uu Madaxweynaha cusub Axmed Siilaanyo magcaabay oo noqonay xukuumadii ugu tirada yarayd ee soo marta Somaliland, tan iyo cahdigii  Madaxweyne Cigaal, isla markaana xukuumadan ayaa More...

By info On Wednesday, July 28th, 2010
0 Comments

Madaxweynaha Cusub Oo Khudbadiisii U Horaysay Ku Sharaxay Himiladiisa Waxqabad, Mushkiladaha Hor Yaala Xukuumada Uu Magcaabay Iyo Baahida Loo Qabo Inay Shacbigu Taageeraan

Xukuumada Aan Gadhwadeenka ka Ahay Waxa Hor Goglan Dhibaatooyin Aan Tiro Lahay, Wax Adduun Ah Oo Aanu Qasnadiisa Ugu Nimi Ma Jirto Oo Way Madhan tahay, Waxa Taa Ka Sii Darran…… images/stories/images.jpg     More...

By info On Wednesday, July 28th, 2010
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda Iyo Tirada Wasaaraddaha Oo Wax Iska Bedeleen Sidii La Saadaalinayay

Hargeysa(ANN) Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa goordhawayd si rasmi ah  shaaca ugu qaaday magacyada wasiiradda cusub ee xukuumaddiisa iyo tirada wasaaraddaha ay   More...

By info On Wednesday, July 28th, 2010
0 Comments

Madaxweynaha Cusub Axmed Siilaanyo Oo Maanta Ku Dhawaaqaya Golihiisa Xukuumada, Magacyada Xubnaha La Hadalhayo Iyo Xogaha Hordhaca Ah Ee Qaab Dhismeedka Dawladiisa

images/stories/madaxweynaha cusub axmed m. maxamuud siilaanyo.png    Hargeysa(ANN) Madaxweynaha cusub ee maanta xilka loo dhaariyay Axmed Maxamed Maxamuud ayaa si weyn loogu dheg taagayaa ku  dhawaaqista golihiisa More...

By info On Tuesday, July 27th, 2010
0 Comments

Munaasibada Labada Madaxweyne Xilka Kula Kala Wareegayeen Oo Saaka Si Nabadgelyo Ah U Dhacday, Ereyadii Ay Halkaa Ka Jeediyeen Masuuliyiintu Iyo Muuqaalkii Madasha Xilka Loo Dhaariyay Madaxweynaha Cusub Iyo Ku Xigeenkiisa

Goorma Ayuu Madaxweynaha Cusubi Sheegay Inuu Ku Dhawaaqayo Golihiisa wasiirada? images/stories/madaxweyne axmed siilaanyo iyo ku xigeenkiisa oo xilka loo dhaarinayo salaasa 27 july 2010.bmp    Hargeysa (ANN) More...

By info On Tuesday, July 27th, 2010
0 Comments

Dublamaasiyiinta Iyo Wufuuda Ka Qayb Gelaya Xaflada Xil Wareejinta Madaxweynaha, Xaalada Amaanka, Xogaha La Helay, Dareenka Ku Xeeran Agaasinka Iyo Qorshaha Labada Madaxweyne Munaasibada Ka Dib

Hargeysa (ANN) Maalinta oo ah  Salaasada  ayaa la filayaa inay Madaxtooyada Somaliland ka dhacdo munaasibada xil wareejinta ee ay xilka kulak ala wareegayaan labada Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin oo ah Madaxweynaha More...

By info On Monday, July 26th, 2010
0 Comments

Wrbixin Ka Hadlay waxqabadkii Golaha Wakiilada Ee kal fadhigii 11aad

Hargeysa (ANN) Golaha wakiilada Somaliland oo hada guda galay kalfadhigii 12aad ee ay yeeshaan mudanayaasha golaha wakiiladu tan iyo markii lasoo doortay 2005 ayaa fadhigii shalay ee  golaha  oo ku qabsoomay Hoolka More...

By info On Monday, July 26th, 2010
0 Comments

Wefdiga Djibouti Oo Kulamo La Yeeshay Labada Madaxweyne, Shir Gudoonka Baarlamaanka, Komishanka Qaranka Iyo Madaxweynaha Jabuuti Geele Oo Martiqaad U Fidiyay Axmed Siilaanyo

 Hargeysa (ANN) Weftigii ka socday dawladda waddanka Jabuuti ee shalay galab dalka u yimi inay ka qayb galaan  munaasibadda xilwareejinta Madaxtooyadda Somaliland ayaa saaka  kulamo la yeeshay madaxweynaha xilka More...

By info On Monday, July 26th, 2010
0 Comments

Khasaaraha Dagaalka Duleedka Boosaaso Ku Dhaxmaray Maanta Ciidamada Maamulka Puntland, Malayshiyada Sheekh Attam, Xaalada Amaanka Ee Deegaanka Iyo C/raxmaan Faroole Oo Ka Hadlay

images/stories/muuqaalka deeganka galgala.jpg   Puntland(ANN)Wararkii u dambeeyay ee  naga soo gaadhay Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Sheegaya dagaalkii saaka ku dhexmaray Ciidamada maamul goboleedka  More...

By info On Sunday, July 25th, 2010
0 Comments

Maxaabiis Loo Haystay Falal Argagixiso Oo Ka Baxsaday Xabsiga Magaalada Laascaanood Iyo Madaxdii Bilayska Gobolka Sool Oo Gebi Ahaanba La Bedelay

 Laascaanood (ANN) Maxaabiis loo haystay falalkii argagixisada ee qaraxyada iyo shirqoolada ee ka bilaabmay magaalada Laascaanood Nov, 2009  ayaa xalay ka dareeray xabsiga magaaladaa. Sidaa waxa shebekada wararka More...