diyaaradaha siday Timirta1Hargeysa(Araweelo News Network)Xukuumadda Somaliland, ayaa shixnado caawimooyin ah oo ka yimi dhinaca dalka Yemen maanta ka gudoontay masuuliyiinta

 

loo soo wakiishay in ay soo gaadhsiiyaan Somaliland. Laba Diyaaradood oo siday shixnadaha caawimooyinka ah ee ka yimi dhinaca Dalka Yemen oo soo gaadhay saaka subaxnimadii hore garoonka diyaaradaha Hargeysa (Egal International Airport).

shixnadaha TimirtaCaawimooyinkaa oo ay sideen laba diyaaradood, ayaa ka koobnayd  5 Tan oo Timir ah iyo 1000 Kitaab oo Qur’aanka kariimka ah,  waxaana la wareegay Wasiirka Diinta Iyo Aw Qaafta Somaliland Sheekh Khaliil iyo haweenayda xafiiska Samafalka Madaxtooyadda Aamina Maxamuud, waxaana shixnadahaa oo loogu talagalay dadka danyarta ah ee Somaliland loo weeciyay dhinaca Gobolka Sool ee Laascaanood iyo Buuhoodle.
Halkan ka dhegeyso masuuliyiinta oo ka hadlaya markii ay la wareegeen deeqdaa.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *