images/stories/wasiirada oo la dhaarinayo.jpg    Hargeysa (ANN) Xubnaha golaha wasiirada cusub oo intooda badan la ansixiyay labadii maalmeed ee u danbeeyay ayaa maanta la mariyay dhaarta dastuuriga ah Sidaana waxa lagu sheegay war saxaafadeed kooban oo kasoo baxay qasriga madaxtooyada.

 

War saxaafadeedkaa oo uu ku saxeexnaa Afhayeenka dhowaan loo magcaabay Madaxtooyada C/llaahi Cukuse lagu sheegin tirada xubnaha golaha wasiirada ee maanta la dhaariyay, wuxuuna qoraalka war saxaafadeedku u qornaa sidan;- “Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Dr. Maxamed Xirsi Oomane ayaa maanta gelinkii hore Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada ku dhaariyay Qarsiga Madaxtooyada JSL, waxaana munaasibada dhaarinta goob-joog ka ahaa Madaxweynaha JSL Mude: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)
Xubnaha cusub ee Golaha Wasiiradu waxay ku dhaarteen dhaarta distooriga ah oo nuxurkeedu yahay inay dalka somalilnad iyo dadkaba ugu adeegayaan daacadnimo, cadaalad iyo sinaan.”

By,  Carraale  M. Jama  Freelance Journalist and Human Rights Activist 
Araweelonews Hargeysa Office  
E-mail; Info@araweelonews.com/ jaamac132@gmail.com/ shalcaw2@hotmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *