Xasuusnow! Inaad kaadhkaaga Cusub Ka Doonato Goobtaad iska diiwaan-gelisay 13-19 May Bilaabo 7:00 Subaxnimo ilaa 6:00 Fiidnimo, Si Aad U Codayso 26-june 2010

1.Waxaad ogaataa in aanu ololahani ahayn isdiiwaangalin cusub. Dadkii hore isu diiwaangaliyey ayuunbaa heli karo kaadhka cusub.

 

 

2. Haddii  aad tahay 16 jir iyo wax ka weyn, isna diiwaan galisay xilligii Isdiiwaangalintii hore, waa in aad ku laabata goobtii aad hore isaga diiwaan galisay si aad u qaadato kaadhkaaga cusub ee codeynta inta u dhexeysaa 13 ilaa 19ka bishan May ee aynu ku jirno.

Published
Categorised as Warar

Leave a comment

Your email address will not be published.