2. Haddii aad tahay 16 jir iyo wax ka weyn, isna diiwaan galisay xilligii Isdiiwaangalintii hore, waa in aad ku laabata goobtii aad hore isaga diiwaan galisay si aad u qaadato kaadhkaaga cusub ee codeynta inta u dhexeysaa 13 ilaa 19ka bishan May ee aynu ku jirno.
Komishanka Doorashooyimka Qaranka
