araweelonewsMombaasa(Araweelo News Network)weeraro ayaa ka dhacay magaalada xeebta ah ee Mombaasa oo ku taal dhinaca bari ee dalka Kenya, warar hordhac ah ayaa sheegaya in labada weerar uu midkood

ka dhacay xarunta basaska laga raaco ee lagu magcaabo Chania ee ku taal badhtanka Mombaasa.

Goobta qaraxu ka dhacay ayaa ah meel inta badan dadku ku badanyihiin, waxayna wararka hordhaca ah sheegayaan in ugu yaraan 5 ay ku nafwaayeen qaraxaa, iyadoo ay jiraan tirooyin dhaawacyo soo gaadheen.

Qaraxa labaad oo ka dhacay huteel ay ku badan yihiin dadka ajaanibka ee dalxiiska ah, kaas oo ka mid ah goobaha aadka loo ilaaliyo, waxayna Saraakiisha boolisku sheegayaan in dad farabadan ay ku dhaawacmeen qaraxyadaa.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *