IMG_0261Hargeysa(Araweelo News Network)Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka waramay kulamo isaga iyo wasiirka arrimaha debeda Somaliland ay ku tageen dalalka Faranca,

 

socdaalkiisa dalka Britain iyo kulamadii ugu danbeeyay wadahadalada Somaliland iyo Somalia.
Wasiirka Madaxtooyadda Xisri Xaaji Cali oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib socdaalo mudo bil ah qaatay oo uu kusoo maray Turkiga, France iyo Ingiriiska ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Madaarka Hargeysa.

Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi waxa uu ka hadlay socdaakiisa, isagoo saxaafada kula hadlay qolka nasashada ee Madaarka Hargeysa.
Halkan Ka Dhegeyso Warbixinta Socdaalka wasiirka

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *