Roma(ANN)Wafdi ay Hogaamineyso Wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya Marwo Fooosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa xalay gaadhay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga. kadib markii ay wefdiga Marwo Foosiya dhamaysteen booqasho ay ku joogeen dalka Britain oo ay

 

kulamo kula yeealatay masuuliyiinta dalka Britain.
Sida ay sheegayaan warar la xidhiidha safarka Wasiirka Arrimaha Debedda Marwo Foosiya ayaa la filayaa inay kulammo la qaadan doonto Mas’uuliyiinta Dalka Talyaaniga iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaa ku nool.
Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ah R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka arrimaha Dibada Soomaaliya oo safar shaqo ku mareysa wadamo ka mid ah qaaradda Yurub ayaa waxaa magaalada Roma si diirran loogu  soo dhaweeyay, iyadoo ay  mas’uuliyiin ka tirsan dalka Talyaaniga, diplomaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda ku nool dalka Talyaanigu kusoo gegida diyaaraddaha ee Roma, waxaana la filayaa in ay kulamo la qaadato mas’uuliyiinta Talyaaniga iyo Jaaliyadda Soomaalida

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *