Hargeysa (ANN) Wasaaradda maaliyada somaliland ayaa amar ku bixisay in gabi ahaanba xayiraad la saaray sagaal iyo sodon ganacsadayaal iyo shirkado caan ka ah Somaliland inay kala baxaan dekedda magaalada Berbera badeecado, isla markaana lasoo degaan ilaa ay bixinayaan lacagta cashuurta
ah ee ku waajibtay oo hore ugu baaqatay.Sidaana waxa lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka Maaliyadda oo lagu socodsiiyay Dekedda Berbera maalintii shalay.
Wareegtadan ayaa sida ay wararku sheegayaan si rasmi ah uga dhaqan gashay Dekedda Magaalada Berbera, oo ah dekada ugu wayn ee ay ganacsatadu wax kala soo degaan ganacsatada ku qoran lifaaqa warqada uu wasiirka maaliyadu soo saaray.
Wareegtada ayaa lagu xusay in Wasiirka Maaliyaddu soo saaray ka dib markii ay ku baaqatay ganacstadaa cashuuro ku waajibay oo hore, isla markaana waxaa lagu amray maamulka dekedda iyo maamulka Kastamka in aanay waxba kala soo degi Karin dekedda Berbera ilaa ay iska soo bixiyaan lacagtaa hore ee lagu leeyahay.
Magacyada Ganacsatada iyo lacagta lagu leeyahay ayaa waxa ay u dhigan tahay sidan.
1 Cabdi Xasan Tukaale 44,119, 478
2 Cabdilaahi Jaamac 3,073,152
3- Cabdilaahi Jaamac Aadan 7,071,227
4- Cabdilaahi Jaamac Cumar 7,507, 704
5- Cabdilaahi Jaamac Fidhin 1,007,107
6- Cabdilaahi Xirsi Odowaa 25, 598, 811
7- Cabdilaahi Maxamed Axmed 25, 430, 711
8- Cabdikariin Axmed Cismaan 1,914,075
9- Cabdiqani Cabdiraxmaan 7,631, 858
10- cabdiqani jaamac xuseen 1,524,111
11- cabdikariin cabdilaahi barre 41,446, 547
12- abaadir cabdi xuseen 1,828, 118
13- Esco 970,723
14-Rashiid Ibraahim Ciise 141,538,398
15- Total Merouge 119,690,067
16- xariir cabdi nuur 6,283,891
17- aadan jaamac xasan 11,658,425
18- aadan xaaji nuur 51,813,083
19- abubakar qalinle shirwac 5, 793,654
20- cabdinaasir maxamed jaamac 1,285,322
21- cabdiqaadir jaamac xuseen 75,385,494
22- cali Cumar cigaal 58,394,569
23- deeq mire ismaaciil 77,364,995
24- mawliid xaamud aadan 117,850,535
25-Maxamed aadan mooge 59.166,226
26- Maxamed Liibaan axmed 47,785, 763
27- rashiid yuusuf ibraahim 33,040,405
28- Al Mustaqiin General Trading 140,805,773
29- axmed xasan seed 58,907,359
30- baxnaano 81,547,137
31- daahir muuse barre 242,747,937
32- Maxamed Bacaluul Diiriye 41,365, 359
33- Maxamed daahir ibraahim 89,829,684
34- Maxamed xuseen (Indho Bir) 12,656,321
35- Mubaarig siciid Cige 48,438,554
36- Xuseen Cabdilaahi Dacar 45,842,657
37- Ismaaciil Maxamed Muuse 72,939,884
38- Cali Ibraahim Ciise 31,139,473
39- Cabdiqaadir Cali Cilmi 1,720,916
Isu Geyn 1,946,570,498
Araweelonews Mobile
Somaliland Office
E-mail info@araweelonews.com