Muqdisho (Araweelo News Network)Raysal wasaaraha Somalia ayaa goordhowayd ku dhawaaqay xukuumaddiisa, taas oo ka badan shan jibaar xukuumaddii uu hore ugu balanqaaday inuu soo dhisayo.

warar hordhac ah oo shebekaddaha Arraweelo.com iyo Araweelonews heleen ayaa sheegaya in raysal Waasaare Cabdiweli Sheekh Maxamed uu soo saaray liiska golihiisa wasiiradda oo gaadhaya 53 xubnood, kuwaas oo kala ah 25 wasiir, 245 wasiir ku xigeen iyo 5 wasiir dawle.
magacyada xubnaha dawlada cusub kala soco shebekadaha Arraweelo.com iyo Araweelonews.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *