Raysal Wasaaraha cusub1Muqdisho(Araweelo News Network)Raysalwasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ku  tilmaamay magacaabista xukuumadiisa in ay ka dambeyso wadatashi ballaadhan oo ay isla ogolaadeen

 

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Raysal wasaare  Cabdiweli ayaa ka codsaday Xildhibaannada Baarlamaanka inay ansixiyaan Golaha Wasiirrada.

Golaha Wasiirrada ee uu soo dhisay Raysalwasaaraha ayaa ka kooban 25Wasiir, Shan Wasiirudowle iyo 25 Wasiir Ku xigeen waxaana magacyadooda ay kala yihiin sidan:-
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare
Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane
Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle
Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed
Wasiirka Waxbarashada Mudane Axmed Maxamed Guraase
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Yuusuf Cali Aamiin
Wasiirka Qorsheynta Mudane Saciid C/laahi Maxamed
Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed
Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Mudane Jaamac Axmed Maxamed (Oday)
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulinta Hawada Mudane Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Nucmaan Sheekh Ismaaciil
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan
Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed
Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Mudane Khaalid Cumar Cali
Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Aadan Maxamed Nuur
Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Eng Nadiifo Maxamed Cusmaan
Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Coloow Baroow
Wasiirka Macdanta Mudane Daa’uud Maxamed Cumar
Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Saalim Caliyoow Ibroow
Wasiirka Caafimaadka Mudane General Axmed Maxamed Maxamuud
Ku XIgeenka Ra’isulwasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed
info@araweelonews.com

 

jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *