Raysal Wasaaraha cusub1Muqdisho(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhowayd ku dhaqaayay Raysal Wasaaraha cusub ee bedelaya Cabdi Faarax Shirdoon oo

maalmihii lasoo dhaafay Baarlamaanku kalsoonidii kala noqday. Kadib markii ay isku dhaceen Madaxweyne xasan Sheekh.

Raysal wasaraha cusub oo lagu magcaabo Cabdiweli Sheekh Axmed Sheekh Maxamed oo dadiisa lagu sheegay 60 Jir, isla markaana haysta waxbarasho dhinaca Diinta iyo Maadiga oo heer jaamacdeed ah,  waxa uu kasoo jeedaa deegaanka Raysal wasaaraha xilka laga qaaday, isagoo ah nin ku cusub saaxada siyaasada oo aan inta la ogyahay wax xilal ah kasoo qaban dawladihii loo dhisay Somalia iyo kuwii ka horeeyay, balse waxa dad aqoon u leh ayaa sheegay inuu ku takhasusay dhaalaha, isla markaana uu ka mid yahay kooxda Daamul Jadiid ee hore uga tirsanaan jiray Ururka Al-islaax, kuwaas Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xubnaha ugu awooda badan xukumddiisa ay kasoo jeedaan.

info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *