Tirada Dhalinyaradda Soomaalida Ah Ee Ka Qaybqaadanaya Dagaalka Suuriya Oo Sii Kordhay Iyo Kuwa Nafwaayay Sanadkan Oo keliya  Dagaalada Ka Soca Dalkaa  WarbixinDimishiq (Araweelo News Network) Tirada Soomaalida ku dhimatay dagaalada Suuriya ayaa sii kordhay, waxaana laga cabsi qabaa in ay dalka Suuriya u boqoolaan boqolaal dhalinyaro Soomaaliyeed oo

kala tegaya dalalka Khaliijka iyo dunida kale.

Muqtaar Cabdi Daarood  Sep  2013 ayuu ku geeridyooday dagaalada ka socda Suriya,wuxuuna ka mid ahaa dhalinayaro tiradooda lagu sheegay ilaa 7, kuwaas oo bishii September ee sanadkan gaadhay  Dalka Suuriya, isla markaana ka boqooolay dalka Saudi Arabia  si ay uga barbar dagaalamaan kooxaha dagaalka kula jira xukuumadda Bashaar Al-asad.

Sida ay shebekaddaha mataanaha ah ee Arraweelo.com iyo Araweelonews ka heleen qaar ka mid ah asxaabta iyo ehelada dhalinyarada Soomaalida ah ee ku biiray dagaalka Suuriya, waxay  dhalinyarada Soomaalida ah ee  ku biiraya dagaalada ka socda Suuriya inta badan ka tagaan dalalka Khaliijka, balse waxa jira qaar kale oo ka taga dhinaca dalalka Yurub.

Warbixn dhamaystiran Halkan Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *