waxay ku qaaday Ilamaha Lubadeeda Lugood1Waa Hooyo dhashay Ilma yar, waxay si mucjiso ah u dhistay nolosheeda. Markii Ay Weyday Gacmaheeda, waxay Ku Adeegataa oo shaqooyinka oo dhan ku qabsataa  Lugeheeda, iyadoo  qaab la yaaableh u qabanaysaa hawl kasta .

 

Haweenaydan ayaa  sida ka muuqata muuqaalkan xanaanaynta ilaheeda si la yaal leh ugu lebisay, iyadoo qabanay hawl ka badan ta ay qabtaan malaayiin haween ah oo laxaadkooda qaba, isla markaana waxay kaxaynay gaadhiga,  iyadoo adeegsnay lugeheeda, waxay Computerka ku garaacay lugaha . “Runtii waa gabadh quruxbadan, waxaan aad uga helay shaqsiyadeeda iyo dabeecadeeda” ayuu yidhi Mark  oo ah Ninka ay is guursadeen gabadhaa.

“Dadku way  la yaabaan markay arkaan sidaan u shaqysanayo iyo sidaan lugahayga wax walba ugu qabsanayo” ayay tidhi Haweenayda Mark.

Barnaamij Muuqaalka  ah ee laga sameeyay gabdhaa, waxa uu muujinayaa in Haweenka iyo ragga qaybo ka mid laxaadkoda waya aanay ka quusan Nolosha oo ay qabsan karaan hawl kasta oo dadka laxaadkoodu dhanyahay qabto, ama mid ka badan.

Daawo sida  Mucjisada ah ee Gabadhaasi u nooshahay. Halkan Ka Daawo Riix

 

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *