kala tegaya dalalka Khaliijka iyo dunida kale.
Muqtaar Cabdi Daarood Sep 2013 ayuu ku geeridyooday dagaalada ka socda Suriya,wuxuuna ka mid ahaa dhalinayaro tiradooda lagu sheegay ilaa 7, kuwaas oo bishii September ee sanadkan gaadhay Dalka Suuriya, isla markaana ka boqooolay dalka Saudi Arabia si ay uga barbar dagaalamaan kooxaha dagaalka kula jira xukuumadda Bashaar Al-asad.
Sida ay shebekaddaha mataanaha ah ee Arraweelo.com iyo Araweelonews ka heleen qaar ka mid ah asxaabta iyo ehelada dhalinyarada Soomaalida ah ee ku biiray dagaalka Suuriya, waxay dhalinyarada Soomaalida ah ee ku biiraya dagaalada ka socda Suuriya inta badan ka tagaan dalalka Khaliijka, balse waxa jira qaar kale oo ka taga dhinaca dalalka Yurub.
Warbixn dhamaystiran Halkan Riix