Hargeysa(ANN)Taliyihii Saldhiga Booliska ee Daloodho ee woqooyiga Hargeysa. ayaa caawa xabsiga loo taxaabay, kaas oo sida la sheegay toogtay wiil dhalinyaro ah  oo ka mid ah dadka degan xaafada 150-ka, kaas oo ku geeriyooday halkaa. kadib

 

markii hal xabo kaga dhacday madaxa.
lama garanayo sababta keentay dilkaa, balse wararka qaar ayaa sheegaya in taliyaha saldhigu daba socday koox dhalinayaro ah oo guriisa shiiday, isla markaana ay wiilkaa dhalinyarada ah oo ka mid ah dadka xaafada is afdhaafeen, kaas oo aan weli magaciisa la aqoons.an sidaana uu ku toogtay.
sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in Taliyaha Saldhiga Xabsiga loo taxaabay markii falkaasi dhacay, isla markaana ay Boolisku baadhayaan sababta keentay dilkaa, iyadoo guriga uu degnaa Taliyaha saldhigu  la geeyay ciidan Boolis ah, taas oo ka dhalatay inay ehelada wiilka dhintay ku kacaan fal aargudasho ah.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *