faysal meeting2“Dalku wuxuu ku dhaw yahay inuu qarxo, qof kastaana dibintuu qaniinsan yahay” sidaa waxa yidhi Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID  Eng. Faysal Cali-waraabe oo ka hadlayay xaalada Siyaasadeed ee

dalka, isla markaana si gaar ah usoo qaatay khilaafka dhowaan soo dhexgalay shirgudoonka golaha wakiiladda Somaliland.
Eng. Faysal Cali Waraabe waxa uu ereyadaa iyo kuwo oo kale oo dhiilo xanbaarsan ka sheegay mar uu maalintii doraad 22 Dec. 2013, warbaahinta la hadlay, wuxuuna ishaaray colaado iyo dagaalo sokeeye in ay ka dhacayaan Somaliland, isagoo ku masaalay Somaliland Koonfurta Suudaan ee dagaalada sokeeye ka bilaabeen iyadoo aan weli qaangaadhin.

Halkan Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *