Wasiir Xirsi Iyo Weriye Khadar CakuleHargeysa(Araweelo News Network) Wadada isku xidha Berbera iyo Hargeysa ayaa mudooyinkii u danbeeyay laga waday sidii dayactir balaadhan loogu samayn lahaa, waxaana hawsha dib loogu dhisayo wadadaa maamulaya

Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Xaaji Cali Xasan oo intii la hoosgeeyay Hay’adda wadooyinka wasaaraddiisa dar-dar geliyay sidii wadooyinka dalka loo dhisi lahaa.
Kormeer wasiirka Madaxtooyaddu ku tegey shalay dhismaha dib u habaynta laga wado wadadaa iyo warbixin uu  ka bixiyay halka ay marayso ka Daawo halkan Riix

arraweelo.com@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *