Muqdisho(ANN) Raysal wasaarihii Dawlada taagta daran ee Somalia Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa is casilay daqiiqado ka hor. Sidaana waxa shebekada wararka ee Araweelonews u sheegay dad ku dhow dhow xafiiska Raysalwasaaraha ee muqdisho.

Ma jiraan warar rasmi ah oo kasoo baxay dhinaca xukuumada ilaa hada, balse waxa la filayaa inay saacadaha soo socda soo baxaan wararka is casilaada iyo sababaha keenay is casilaadiisa, iyadoo maalmihii u danbeeyay khilaaf si weyn u saamayeeyay u baarlamaanka iyo masuuliyiinta hay’ayadaha dawlada u dhexeeyay labada dhinac raysalwasaaraha iyo madaxweyne Shariif.
Wararka la xidhiidha iscasiilada raysal wasaaraha Somalia waxaanu idin loo socodsiin doonaa insha allaa wixii kasoo kordha.
By,  Carraale  M. Jama  Freelance Journalist and Human Rights Activist 
Araweelonews Somaliland Office  
E-mail; Info@araweelonews.com
 jaamac132@gmail.com
 shalcaw2@hotmail.com

+252 2 442 5380

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *