Ra'iisul wasaairhii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji XuseenMinnesota(Arraweelo News)Ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, ayaa sheegay in nimaadka

 

federaalka aanu xal u aheyn Soomaaliya, waxa uuna dhaliilo u soo jeediyay dhinacyada Soomaalida oo uu sheegay inay qeyb ka yihiin mushkiladda ka taagan dalka.

 

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo haatan ku nool magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota ee dalkan Mareykanka, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda VOA waxa uu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dowladda Soomaaliya, dastuurka, iyo arrimaha Puntland iyo Jubbooyinka.


Qeybta hore ee wareysiga oo dheer halkan hoose ka dhageyso.(Riix Halkan)

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *