Nairobi(Araweelo News Network)Weerar loo adeegsaday bambada gacanta oo dhacay Woqooyi Bari Kenya ayaa sababay dhimashada

ugu yaraan 15 qof. weerarku waxaa uu ka dhacay meel u dhow xadka sadex geesoodka ah ee Kenya, Soomaaliya iyo Ethiopia.

Sidoo kale weerarkaa ayaa wararku sheegayaan in dad ka badan 12 qof ay ku dhaawacmeen weerarkaas oo ka dhacay deegaanka laga xukumo magaalada Mandheera, waxaana weerarkaa lala xidhiidhiyay  dagaal maalintii Jimcihii halkaas ku dhexmaray laba dhinac  oo ka mid ah kuwa  isla deegaankaa,  iyadoo dagaalkaa ay  ku dhinteen lix qof.

Boliiska Kenya waxay sheegeen inay ciidan dheeraad ah u direen gobolkaas, waxaana la sheegayaa in dadku ay deegaankaas ka cararayaan.

Xaalada deegaanka Mandheera ayaa dagaalkaasi ka abuuray cabsi dad deegaanka ah.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *