Minnesota(Arraweelo News)Ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, ayaa sheegay in nimaadka
federaalka aanu xal u aheyn Soomaaliya, waxa uuna dhaliilo u soo jeediyay dhinacyada Soomaalida oo uu sheegay inay qeyb ka yihiin mushkiladda ka taagan dalka.
Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo haatan ku nool magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota ee dalkan Mareykanka, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda VOA waxa uu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dowladda Soomaaliya, dastuurka, iyo arrimaha Puntland iyo Jubbooyinka.
Qeybta hore ee wareysiga oo dheer halkan hoose ka dhageyso.(Riix Halkan)