YouAreAllTerrorists  Somali RefugeesNairobi(Araweelo News Network) Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa hawlgalo baadhitaan ka sameeyay  xaafada soomaalidu ku badantahay ee Islii. Kadib  markii qaraxyo xalay Nairobi ka dhaceen.

Wariye ku sugan Nairobi ayaa u sheegay warbaahinta in xaalada maanta ay tahay mid kacsan oo meel walba lagu arkayo Ciidamada Boliiska Nairobi oo dadka qab qanaya.
Howlgalada socda ayaa lagu qabtay dad aad u fara badan, balse weli lama xaqiijin inay Soomaali ku jiraan.
Hawlgalkaa ayay ciidamada Kenya qaadeen kadib markii xalay Nairobi lagu weeraray Qarax Bambaano ah,kaasi oo sababay ugu yaraan qasaaraha dhaawaca labo ruux.

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *